Guryo Qurux Badan Burco Property Classifieds Home
|
DESCRIPTION :
Guri Cusub oo Qurux Badan - Burco
Waa guri heer sare ah oo kiro ah, kuna yaal xaafad fiican oo Burco dhexdeeda ah. Suuqyada IWM u dhow.
Waxaa loogu talo galay dadkeenna debedaha ku nool ee Dalkeenna Hooyo muddo sii joogaya ama dalxiis u imanaaya, gaar ahaan, xaasaska!
Waa aqal weyn (Fillo) oo leh gaydhkii baabuurka, meel carruurtu ku ciyaarto/lagu laydhsado, biyo goor walba socda, ileys iyo waxyaalo kale oo fara badan.
Si buuxda ayaa loo habeeyey/diyaariyey loona goglay.
Qiimaha kiraduna aad iyo aad ayuu macquul u yahay oo
qofkasta u raalli gelin doona. Hudheel ka wacan/kana jaban!
Faah-faahin dheeraad ah?
Booqo http://www.youtube.com/watch?v=h8lOHhObTyQ
Fadlan, soo xidhiidh.
Developed and Managed by WeblinkIndia.NET
copyright © 2011 Soohel.com.
All Rights Reserved